♠ Posted by Unknown

Dareenka Xilka Ku Saaran----------- Q,1aad ----------
Rabbi (Swt) Qof Kasta Oo Bani Adam Ah Wuxuu Saaray Xil Adag Oo isaga Ugaar Ah,
Oo Lagala Xisaabtami Doono Qofka Ayaana Laga Rabaa inuu Kasoo Baxo Xilkaa
Saaran isuna Diyaariyo Su’aalaha Laga Weydiin Doono Xilkaa isaga Ah Xilkaasi
Muxuu Yahay, intee Buu La Egyahay, Sidee Loo Gudan Karaa Su’aalahaas in
Layswediiyana Waxay Hordhac Utahay, in Laga Fikiro Lana Fahmo, Loona Tabtaysto
Sidii Xilkaa Looga Soo Bixi Lahaa Hadaba Xolkaasi Muxuu Yahay?
Rabi (Swt) Markuu Abuuray Aduunyada Wuxuu Abuuray Aabeheen Adam, Wuxuuna
Kadhigay Daryeelaha Aduunyada,...