Kala Soco Maqaalo Xiiso Badan

Qoyska Wanaagsan Iyo Sifaadkooda

♠ Posted by Unknown at Saturday, February 01, 2014
¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´
♥ ♥  Qoyska Wanaagsan Iyo Sifaadkooda ♥ ♥
¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´
Waxaa Ka Mid Ah Calamaaha Lagu Garto Qoyska Wanaagsan.

Waa Kuwa Isku Sabra Markii Midkood Qalad Ka Dhaco''
Waa Kuwa Is Qimeeya Midba Midka Kale ILaaliyo Niyadiisa''
Waa Kuwa is Caawiya Is Garab Taagan Xili Kasta''
Waa Kuwa Isku Kalsoon Wax Aan Run Aheena isku Sheegin;
Waa Kuwa Si Wada Jir Ah U Wada Fadhiista Oo Wada Shekeysta''
Waa Kuwa Caruurtooda Si Wada Jir Ah U Ciyarsiiya''
Waa Kuwa Wada Ciyaara isku Dhoola Cadeeya''
Waa Kuwa isla Dalxiisa , isku Raaca Meelaha Qaar''
Waa Kuwa is Xushmeeya is Qadariya.''
Waa Kuwa Aad iyo Aad iskugu Qanacsan iskuguna Faraxsan''
Waa Kuwa Aad iyo Aad isku Jacel''
Waa Kuwa Had iyo Goor isku Xiisa.''
Waa Kuwa Quluubtooda isku DhoW iskana War Haayo''
Waa Kuwa is Maqla Markii Mid Hadlaayo''
Waa Kuwa Ra'iga iyo Talada Kala Qaata''
Waa Kuwa Wada Tashada''
Waa Kuwa Howsha Guriga isla Qabta''
Waa Kuwa isla Cibadeysta Allana Ku Xiran''
Waa Kuwa Qaraabada Xariiriya''
Waa Kuwa Sunada Xabiibka Ku Dhaqma''

Ku Xirnow Oo Ka Dhigo Saxibkaaga Kowaad
Hoyga Dacwadda iyo Arimaha Qoyska.
Abdirahman Abukar Diini
Waxii Talo iyo Tusaale ah Inoogu Reeb.

Abdirahmandini@gmail.com

¯`v´¯)___♥ Like & Share (◕‿◕)
`•.¸.•'______♥ Hoyga Dacwadda & Arimaha Qoyska
¸.•´¸.•¨) ¸.•¨)__♥ 1-Rabbi'ul-Tsanni-1435--HJ
♥(¸.•´ (¸.•´ (¸.•¨ Abdirahman Abukar Diini ★

0 comments:

Post a Comment