Abdirahman Abukar Diini

Kala Soco Maqaalo Xiiso Badan

Dareenka Xilka Ku Saaran!!

♠ Posted by Unknown
Dareenka Xilka Ku Saaran----------- Q,1aad ---------- Rabbi (Swt) Qof Kasta Oo Bani Adam Ah Wuxuu Saaray Xil Adag Oo isaga Ugaar Ah, Oo Lagala Xisaabtami Doono Qofka Ayaana Laga Rabaa inuu Kasoo Baxo Xilkaa Saaran isuna Diyaariyo Su’aalaha Laga Weydiin Doono Xilkaa isaga Ah Xilkaasi Muxuu Yahay, intee Buu La Egyahay, Sidee Loo Gudan Karaa Su’aalahaas in Layswediiyana Waxay Hordhac Utahay, in Laga Fikiro Lana Fahmo, Loona Tabtaysto Sidii Xilkaa Looga Soo Bixi Lahaa Hadaba Xolkaasi Muxuu Yahay? Rabi (Swt) Markuu Abuuray Aduunyada Wuxuu Abuuray Aabeheen Adam, Wuxuuna Kadhigay Daryeelaha Aduunyada,...

Qoyska Wanaagsan Iyo Sifaadkooda

♠ Posted by Unknown
¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´ ♥ ♥  Qoyska Wanaagsan Iyo Sifaadkooda ♥ ♥ ¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´¯´·.¸¸.·`¯´`¯´·.¸¸.·`¯´ Waxaa Ka Mid Ah Calamaaha Lagu Garto Qoyska Wanaagsan. Waa Kuwa Isku Sabra Markii Midkood Qalad Ka Dhaco'' Waa Kuwa Is Qimeeya Midba Midka Kale ILaaliyo Niyadiisa'' Waa Kuwa is Caawiya Is Garab Taagan Xili Kasta'' Waa Kuwa Isku Kalsoon Wax Aan Run Aheena isku Sheegin; Waa Kuwa Si Wada Jir Ah U Wada Fadhiista Oo Wada Shekeysta'' Waa Kuwa Caruurtooda Si Wada Jir Ah U Ciyarsiiya'' Waa Kuwa Wada Ciyaara isku Dhoola Cadeeya'' Waa Kuwa isla Dalxiisa , isku Raaca...

Runta iyo Miraheeda

♠ Posted by Unknown
Runta iyo Miraheeda Allah Subxanuhu Watacalaa Wuxuu Dhahay -: Kuwa Xaqa Rumeeyow Ka Dhawrsada Eebe Noqdana La Jirka Kuwa Runta Badan{Towba-119} Wuxuu Kaloo Yiri Alle Caza Wajal -: Ragga Run Sheegayaasha Ah Ee isu Dhiiba Alle, iyo Dumarka Run Sheegooyinka Ah (Liibaan Baa U Ahaatay{Al-Axzab-35} Wuxuu Kaloo Yiri Eebe Subxanuhu Watacalaa -: Haday Eebe U Runsheegaan Yaa U Khayr Badan{Muhammad-21} Abuu Muxammad Al-Xasan ibn Cali (A.K.R.) Wuxuu Sheegay inuu Ka Bartay Ereyadan Soo Socda Nabiga (S.C.W.): Ka Tag Wixii Aad Ka Shaki Santahay, Oo Raac Wixii Aan Ku Jirin Laheynna Shaki. Maxaa Yeelay Runtu...

Guusha iyo Baraaraha Qoyska Muslimka Ahi

♠ Posted by Unknown
Libaanta Macnaheeda Waxaa Waaye Xasilooni Qofka Markii Uu Libaan Gaaro Waa Qof Dagan Oo Xasilan Culimada Qaar Waxee Dhaheen Libanata Waxaa Waaye Waa Qofka Oo Qalbiga Ka Dareemo in Uu Raxeysanaayo. Sidoo Kale Libaanta , Waxee Tahay Qofka Oo Ku Nolaado Wuxuu Rabigiis U Qoro.Qofka Aan Ka Hor iMaan Qadarta Rabi.’’ Sidoo Kale Sacaadada Waxaa Waaye Qof Waligiis Ku Nool Sacaado , Sacadadiisa Aduunyana Ku Xiro Tan Aakhiro, Rabina Ku Xiran.’’ Dadka Qaar Sacadada Waxee Ka Dhax Arkaan Maalka Sidoo Qaruun Uu Ugu Dhax Arkey Sacadada Maalka Qofka Maalka Sacadada U Modana Wuxuu Gartaa in Maalka Uu...

GABDHO CILMIGA KU CAAN BAXAY

♠ Posted by Unknown
GABDHO CILMIGA KU CAAN BAXAY... ZIBU NISA BINT AALIMKEER (1048 H - 1113 H) Waxaa Dhalay Boqorkii India ee Muslimka Sunnadaa Ahaa, Awrang Zeb Aalimkeer..Wexey ahayd Qoraa, Caalimad, Gabyaa..Waxaana dhici karta sababtu iney ahayd Aabeheed oo ahaa Boqor Cilmiga iyo Diinta aad u jecel..Waa Boqorka aabihiis Dhisay (Taj Mahal)..Wuxuu Ahaa Boqor, Qur,aanka Xifdisan, Salaadda iyo Taraawiixda Tujiya, Kitaaba Qoray Fiqhiga ah, Jihaad Badan oo India oo dhan Qabsaday, Khamrada Joojiyey, Gaalada Hinduuska Jizyada ka qaaday, Burtuqaaliyiinta la dagaalamay, kuwii muusiiqada iyo heesaha tumi jirey Qasriga...

Fadliga Xussida ilaahay فضل الذكر الله

♠ Posted by Unknown
Fadliga xussida ilaahay فضل الذكر :ilaahay wuxuu yiri : قال تعالى فاذكروني أذكركم واشكروا لي ولا تكفرون  [ i xusa , aan idin xussee,(ajir idin siiyee) iguna mahadiya hana igu gaaloobina] ) يا أيها الذين آمنوا اذكروا الله ذكرا كثيرا ( [kuwa xaqa rumeeyaw xussa ilaahay xusid badan] قال تعالى: )والذاكرين الله كثيرا والذاكرات أعد الله لهم مغفرة وأجرا عظيما (. Alle wuxuu yiri: [raga inbadan ilaahay xusa iyo haweenka inbadan xusa, wuxuu Eebe u darbay (diyaariyay) dambi dhaaf iyo ajir weyn]. ) واذكر ربك في نفسك تضرعا وخيفة ودون الجهر من القول ولا تكن من الغافلين ( ku xus rabigaaga naftaada adigoo...