Kala Soco Maqaalo Xiiso Badan

Taleefishinku Waxa uu Hawl'gab ka Dhigaa Kortiaanka Maskaxada Ilmaha!

♠ Posted by Unknown in
Taleefishinku Waxa uu Hawl'gab ka Dhigaa Kortiaanka Maskaxada Ilmaha! Daraasaad iyo Baaritaan la Suubiyay Waxay Tilmaamaysaa in Fiirsashada Caruurta Barnaamij'yada Taleefishinada Kabaxa Da'dooda ay ka Hooseeyo Labo Sano Waxa ay Hawl'gab ka Dhigtaa Koritaanka Dabiica ah ee Caqliga Saxada ah, Arintaasna Waxay ku Dhabaq'maysaa Dhamaan Barnaamijyada oo Dhan Xataa Kuwa Tacliintq laga Barto!..Baaritaano lagu Suubiyay 1000 Reer Caruurtooda Kuwaas oo Da'dooda u Dhaxayso Sideed Bilood ilaa Sanad iyo Bar Saacad Walba oo ay Ilmuhu Hor Fadhiyaan Taleefishin Maalin Walba Ayaga oo Fiirsanaya Barnaamij...