Kala Soco Maqaalo Xiiso Badan

Wanaajinta Guryaha Waa Barnaamij Taxano Ah isbuciiba Mar Kala Soco inta

♠ Posted by Unknown in at Friday, December 20, 2013


Guurka Waa Nimca Ween Qofna Ma Oga ILaa Qof Kaliyah Moyanee Kaas Oo Xasiley, Naftiisana Dareentey Raaxo Kaas Oo is Ticmaaley Waxa Ugu Qaalisan Aduunka Ahna Jaceyl iyo Naxariis Labadaasna Waxaa Ka Ween Jaceylka Allah Caza Wajal 


Allah Wuxuu Ku Dhahay Kitabkiisa Kariimka Ah:
{وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجاً لِّتَسْكُنُوا إِلَيْهَا وَجَعَلَ بَيْنَكُم مَّوَدَّةً وَرَحْمَةً إِنَّ فِي ذَلِكَ لَآيَاتٍ لِّقَوْمٍ يَتَفَكَّرُونَ }
الروم21
Waxaa Ka Mid Ah Calaamooyinkiisa inuu idiinka Abuuray Naftiina Haween Si Aad isugu Xasishaan, Yeelayna Dhexdiina is Jacayl iyo Naxariis, Taasina Waxaa Ugu Sugan Calaamad Qoomkii Fikir{21}

RagoW Miyaadan Ogeen Allah in Uu Nafuustiina Ka Abuurey Xaasas Si Eey Ugu Xasisho Naftiina Aadna Ku Dagtaan Zowjka iyo Zowjada Dhaxdoodana Miyuusan Yeelin Jaceyl iyo Naxariis,’’

Ninka Caaqilka Ahi Wuxuu Si Dhab Ahi U Fahmayaa Ayadaas Alle Uga Hadlaya Guurka Markaas Ayuu Zowjadiisa Kula Dhaqmaa Jaceyl iyo Naxariis Si Uu U Helo Xasilooni iyo Daganaasho ,;

Hadaba WalalkeygiyoW Hadii Aad Ka Mid Tahay Kuwa Caqliga U Saxiibka Ahi Zowjadaada Kula Dhaqan Jaceyl iyo Naxariis Allana Ka Bari Gurigaaga in Uu Ku Soo Dajiyo Xasilooni iyo Farxad Lana iMoow Waxyabaha Sabab U Noqda Gurigaaga in Uu Yeesho Xasilooni iyo Daganaasho Hadaad La Timaadi Waxyaabaha Sabab U Noqon Kara Gurigaaga in Uu Noqdo Guri Dhax Taala Farxad iyo Xasilooni La IMoow Talooyinkaan Soo Socda.’’

La Soco Darsiga Xiga Ee Wanaajinta Guriga

Ku XirnoW Saacad Walba Oo Ka Dhigo Saxibkaaga Kowaad
Abdirahman-Abukar-Diini

Waxii Talo iyo Tusaale ah Inoogu Reeb.

Abdirahmandini@gmail.com

0 comments:

Post a Comment