♠ Posted by Unknown

Runta iyo Miraheeda
Allah Subxanuhu Watacalaa Wuxuu Dhahay -:
Kuwa Xaqa Rumeeyow Ka Dhawrsada Eebe
Noqdana La Jirka Kuwa Runta Badan{Towba-119}
Wuxuu Kaloo Yiri Alle Caza Wajal -:
Ragga Run Sheegayaasha Ah Ee isu Dhiiba Alle, iyo
Dumarka Run Sheegooyinka Ah (Liibaan Baa U Ahaatay{Al-Axzab-35}
Wuxuu Kaloo Yiri Eebe Subxanuhu Watacalaa -:
Haday Eebe U Runsheegaan Yaa U Khayr Badan{Muhammad-21}
Abuu Muxammad Al-Xasan ibn Cali (A.K.R.) Wuxuu Sheegay inuu Ka Bartay Ereyadan Soo Socda Nabiga (S.C.W.): Ka Tag Wixii Aad Ka Shaki Santahay, Oo Raac Wixii Aan Ku Jirin Laheynna Shaki. Maxaa Yeelay Runtu...