Kala Soco Maqaalo Xiiso Badan

Raggu Guurku Dhexdiisa Labo Bey Ukala Baxaan

♠ Posted by Unknown at Thursday, January 09, 2014
1-*qarkood Xididaha Guurka bey sifican u waraabiyaan

-*Geedkiisuna si qurux badan u harsadaan Kumana eegaan geedta hoostiisa basaasnimo ee waxi ey u arkaan wasaq wey iska hagaajiyaan markaana harsi qurux badan kayeeshtaan,

-*Mirahiisuna Macaan gurtaan!

-*RAGGAASI waa Kuwa Adkeeya Jeclaanta waalidkooda Iyo wanaajinta waalidkaaga iyo jeclaantooda!!


-*Geedka laharsanayo oo ah adiga Marwalbe eey xaar xaaraan waxii xanuun ama dhib bey kaa fogeeyan Misana ereyo qurxoon qalbigaaga doog uga dhigaan Kuna gam'aan rajo wanasan iyo niyad qurxoon iyo tala saarasho rabbi.
-*Mirahuusana waa Awlaadiina Waxuu ku abuuraa Aabo jaceyl waxuuna siiyaa bar baarin qurxoon ilaahey idinkaga yeelaa indho doogsi aad ku nasataan


2-*Qaarkoodna Hawa kaliya iyo waxaa heyso Dano khaas ah uu aduunyo uga fakirayo! Xittaa laga yaabee In badan waxey ugursadaan dhaqan aanan ka dhadhacsaneyn macnaha iyo ajar intee la egg buu leeyahay! waxkastona si fudud bey kudhafan Markuu meel cidlaa soo istaago bey soo baraarugaan!
Marka sidee baad Ku kala garaneysaa Labadani? sideysa Kuusoo kala damcayaan?

1- Waa Mid Markuu damaca kuso ban dhigo aad ka aqbasho Waxuu muhiimadiisa siiyaa Inuu kaaga shekeyo Familkiisa iyo waxa Noloshiisa ah... Waxuuna in badan kaa wareystaa Noloshaada iyo waalidkaaga waxuuna u dhaga nuglaadaa Dabeecada waalidkaaga iyo adiga idinka dhaxeyso waxuu Kusiiyaa space noloshaada Call kuguma soo waalo waqtina kaama lumiyo! war dheerna Uma soo jeedo oo waxkasto waxuu rabaa inuu umaro Dariiqa barakada iyo kheyrka Kumana dhaadhacan qof xishood eeysan uga jeedin Ballan qaadkana kuma deg dego ee waxuu aaminsanyahy qadarta iyo Calafka

2-waa mid markuu damaca kuso bandhigo aad ka aqbasho waxuuba kaala hadlaa Jaceyl waxuuna kuu dhisaa guryo in badan waxey afkiisa soo qabtaan Eereyo uu kaga shekeynayo sidaas baa ku sameynaa guurka kadib kan baa ka dhacaa xittaa waxuu ka hadlayaa GOGOSHA oo uu leyahay saas iyo saas baan sameynayaa adiga dhan waxuu ku galinayaa damac shahwo oo uu kaga faaidesto noloshaada waxii isaga uu usocday ee aduunka bes ahaa buu adiga kugu shubaa ... kaamana diido waxaad tiraahdo waxu kudhahaa waa sax waxii guur kadib ahna wuu ballan qaadaa oo agtiisa aad beey uga fududahay ballan qaadka! Waxuu kugu soo waalaa call fara badan waxuu kuu diidaa inaad space qaadato Maanta dhan waxuu sheegtaa Jaceyl aadan garaneyn goorta u kusoo degtay! waxuuna isku kaa tusiyaa inu kaa hinaasayo isagoo waqtigaaga dhan raba inaad wada qaadataan Kani waa midka gabdho badan qaladaad ka dhacay usababa! be carefull!

Waxaa Kaloo Hooyo Kasto Kula Dar Daarmaya Nolosha Iney Ugu Dhabar Adeygto Awlaadeeda Awgii Raaxadu Waxay Taalaa JANNAH! Jannaduna Sabar Iyo iimaan Iyo Qalbi Saliim Eh Baa Lagu Helaa Oo Aan Ka Marneyn Raali Ahaanshaha RABBI... Waxkasto Waxey Kuula Muqan Karaan Si Aadan Udareemeynin Marka Eey Ku Dhacaan! Hooyo Walbaay Adkeyso Ubadkaaga Baad Ka Heleysaa Waxii Aad Ka Weyday Aabahood! *))


W:Q/ Sh'Mohamed Idris
Waxaa Soo Daabacay:
Abdirahman Abukar Diini

Ku Xirnow Guriga Dacwadda iyo Badbaadinta Qoyska
Abdirahman Abukar Diini
Waxii Talo iyo Tusaale ah Inoogu Reeb.
Abdirahmandini@gmail.com

0 comments:

Post a Comment